|

Luka Modric oo rajeenaya in bale uu soo caga dhigto Real Madrid(by liida)

Ciyaaryahan Luka Modric ayaa ku qalqaalinaya saaxibkii Bale in uu kula soo biro kooxda Real Madrid.

Bale oo hatan ah rug cadaa ka dhexmuuqda horyalka premier Leageu iyo kooxda spurs ayaa qaab Ciyaaredkiisa waxaa jeclaatay kooxda Real Madrid oo ku guuleesatay horyaalka spain xili ciyaaredkii Aynu kasoo gudubnay.

Modric  ayaa doonaya in uu ka garab ciyaaro saaxibkii Bale kooxda Real Madrid ayna tahay Real koox Weyn oo aan la diidi Karin hadii ay ku soo dalbadaan.

Modric ayaa yiri:”waxaan rajeenayaa in Bale uu kusoo biiri doono kooxda Real Madrid”

 Bale ayaa haatan kooxdiisa guulo u soo haayay isreebrebka koobka aduunka asagoona goolal muhiim ah U dhaliyay.

Bale ayaa 8 kulan ugu danbeesay xulka qaranka Weles  u dhaliyay  6 gool, inkastoo Bale uu diiday in  Xulka qaran haatan ay ku tiirsan tahay asaga.

Bale ayaa yiri:”anaga oo dhan ayaa difaacna anaga oo dhan na waan dhalinaa waana weerar naaa”

Laacibkan ayaa intaa ku daray in uu ku faraxsan yahay xulka Weles meel fiican na ay gaari doonaan .

 Fetah Ali (liida)

Fitaax1me@hotmail.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=9193

Posted by on Oct 19 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented