|

Man City oo kusoo biirtay liiska kooxaha doonaya ciyaaryahan Falcao(by liida)

 Man City ayaa ka mid  noqotay kooxaha doonaya in ay lasoo wareegaan laacibkan Falcao.

 

Ciyaaryahankan ayaa beryahanba la hadal haayay in kooxaha Premier League ay ku  raad joogen in ay lasoo wareegaan.

  Falcao ayaa haatan damacsan in uu soo caga dhigto horyaalka Premier League  in kastoo aanan la xaqiijin Karin halka uu ku danbeyn Doono mustaqbalka ciyaaryahankan.

Falcao ayaa noqday  ciyaaryahan ay raadiso naadiyada ugu waa weyn wadamada England iyo spain,

Inkastoo asaga uu cadeeyaya in mustabalka uu jeclaan lahaa in mar un uu tago horyaalka Premier League ee dalka England.

 Tartankan lagu doonayo ciyaaryahan Falcao ayaa kamid ah naadiyada doonayaan kooxda  Arsenal, Man City ,Chelsea, Real Madrid Iyo Barcelana

Fetah Ali(liida)

Fitaax1me@hotmail.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=9329

Posted by on Oct 20 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented