|

Ra’isulwasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane C/weli Maxamed Cali Gaas oo maanta la kulmay ardeyda Dugsiga sare ee Cumar Samatar.

Gaalkacyo (Qubanaha.com):- Ra’isulwasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxaa uu booqasho ku tagay Dugsiga sare ee Cumar Samatar Gaalkacyo halkaasi oo uu saacado badan kula soo sheekeystay ardeyda halkaasi wax ka barata ee isugu jira wiilal iyo gabdho.

Ra’isulwasaarihii hore waxaa uu dhiiri gelin iyo sheekooyin taariikhi ah u jeediyay ardeyda wax ka barata Dugsiga sare ee Cumar Samatar Gaalkacyo, wuxuuna ardeyda fursad u siiyay in ay su’aalo ka weydiiyaan waxyaabaha ay jecel yihiin sida waxbarashada iyo arimaha siyaasada iyo waxqabadkiisii intii uu ahaa Ra’isulwasaaraha Soomaaliya.

Falastiin Gaakacyo 

Qubanaha.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=9399

Posted by on Oct 21 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented