|

Kulan ay is ku yimaadeen 10 xisbi siyaasadeed oo Muqudisho ka dhacay.

Kulan ay isugu yimaadeen in ka badan 10- Xisbi siyaasdeed ayaa maanta wuxuu ka dhacay xarunta Xisbiga Nabada iyo Horumarka ee magaalada Muqdisho, waxaaKulan ay isugu yimaadeen in ka badan 10- Xisbi siyaasdeed ayaa maanta wuxuu ka dhacay xarunta Xisbiga Nabada iyo Horumarka ee magaalada Muqdisho, waxaana soo qaban qaabiyay Xisbiga Nabada iyo Horumarka PDP ee fadhigiisu yahay Muqdisho. Waxaa looga Hadlayay kulankaan sidii xiligaan wadanka looga hirgalin lahaa nidaamka Axsaabta badan maadaama laga baxay KMG-kii isla markaana la dhisay dowlada rasmi ah taasi lagu hanweyn yahay wax ka qabashadda xaaladda Soomaaliya. Masuuliyiinta kala duwan ee ka socday xisbiyada kulankaan loo qabtay ayaa waxay ka hadleen ahmiyada ay leedahay in haatan la sameeyo Axsaab siyaasadeed kuwaasi oo ku tartamaya hogaanka iyo maamulka wadanka. Xamsa Cabdi Aar oo ah Xogeeyaha guud ee Xisbiga Nabada iyo Horumarka oo la hadlay warbaahinta markii uu dhamaaday kulankaan ayaa wuxuu sheegay in leeysku afgartay in la sameeyo gudi soo sameeya habkii ay ku shaqayn lahaayeen xisbiyada iyo waliba in la sii wado dadaal ah in nidaamkaan laga hirgaliyo wadanka. Xisbiga Nabdda iyo Horumarka ee PDP maanta kulanka u qabtay Xisbiyada kale ayaa ah Xisbiga ugu shacbiyadda badan maadaama uu Gudoomiye ka ahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud By Mohamed Kafi Sh. ABukarna soo qaban qaabiyay Xisbiga Nabada iyo Horumarka PDP ee fadhigiisu yahay Muqdisho. Waxaa looga Hadlayay kulankaan sidii xiligaan wadanka looga hirgalin lahaa nidaamka Axsaabta badan maadaama laga baxay KMG-kii isla markaana la dhisay dowlada rasmi ah taasi lagu hanweyn yahay wax ka qabashadda xaaladda Soomaaliya. Masuuliyiinta kala duwan ee ka socday xisbiyada kulankaan loo qabtay ayaa waxay ka hadleen ahmiyada ay leedahay in haatan la sameeyo Axsaab siyaasadeed kuwaasi oo ku tartamaya hogaanka iyo maamulka wadanka. Xamsa Cabdi Aar oo ah Xogeeyaha guud ee Xisbiga Nabada iyo Horumarka oo la hadlay warbaahinta markii uu dhamaaday kulankaan ayaa wuxuu sheegay in leeysku afgartay in la sameeyo gudi soo sameeya habkii ay ku shaqayn lahaayeen xisbiyada iyo waliba in la sii wado dadaal ah in nidaamkaan laga hirgaliyo wadanka. Xisbiga Nabdda iyo Horumarka ee PDP maanta kulanka u qabtay Xisbiyada kale ayaa ah Xisbiga ugu shacbiyadda badan maadaama uu Gudoomiye ka ahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan SheekhMaxamuud

By Mohamed Kafi Sh. ABukar

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=9529

Posted by on Oct 22 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

Comments are closed

Recently Commented