Qaladaadkii Gallas iyo Qasaarihii Tottenham (by liida)
Ciyaaryahankan u dhashay wadanka france ayaa niyad jab ka muujiyay ciyaarti ay la ciyaaren kooxda Chelsea maalin nimadii sabtida aheed.
Gallas ayaa qaladaad badan sameeyay ciyaartii xifaaltanka aheyd ee kooxda Chelsea ay la Ciyaaren.
Galas naftigii ayaa qirtay in qaladaad ay sameeyen daafacyada kooxda Tottenham taa oo keentay in Robert Di Mattao uu guul kaga tago garoonka ay ku ciyaarto naadiga Tottenham.
Gallas ayaa ku tilmaamay goolasha ay dhaliyen ciyaaryahanada kooxda Chelsea in ay ahaayen Goolal aanan la difaaci Karin.
Ciyaaryahan Gallas ayaan u ciyaarin sidii loogaga bartay oo uu ahaa ciyaaryahan daafac 2buuxa Ah waayo waxaa lagu xasuustaa kooxdii Arsenal uu maweyn kusoo yeeshay iyo kooxdii Chelsea Oo uu kasoo ciyaaray.
Si kastaba ha ahaate waxaa qaladaadkii kulankas dusha laga saaray ciyaaryahan Gallas oo Asagana qaatay dhaliilahaas loo soo jeediyay.
In kastoo uu ciyaaryahanku ku andacoonayo in ayaga oo dhan ay sameeyen qaladaadkaas, taana ay ka danbeesay in daafacyada oo dhan aysan gudan shaqadooda.
Fetah Ali (liida)
Fitaax1me@hotmail.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=9565