Smalling oo garoomada dib ugu soo laabtay(by liida)
ciyaaryahankan daafaca dhexe ee kooxda Man utd Ayaa kasoo bogsaday dhaawac uu garoomada uu kaga maqnaaa.
Warar ayaa sheegaya in ciyaaryahankan uu ciyaari doono kulankan caawa ee la yeelan doonan kooxda Manchester United kooxda Baraga.
Waxaan si buuxda loo ogeen in ciyaaryahankan uu ciyaari doono kulanka caawa kooxdisa Man Utd aya la Ciyaari doonta kooxda Barag, laakin waxaa arintan si aan cadeen u shaaciyay macalinka kooxda Man Utd Asagoona sheegay in Smalling uu ciyaari doono kulanka caawa.
Hada waxaan hubaal ah in Smalling uu si wanaagsan usoo bogsan laakin uu ciyaari karo kulanka caawa.
Hada waxaa la eegi doonaa halka uu ku danbeen doono warar sheegaya in Smalling uu ciyaari doono iyo In kale.
Fetah Ali (liida)
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=9558