Hernandez oo xalay wacdaro ka digay Champions League (by liida)
Rug cadaaga maxico iyo naadiga Man Utd ayaa habeen nimadii xalay wacdaro soo ban dhigaym Kagadaal marki kooxda Man Utd ay ka badisay kooxda Baraga.
Kooxda Man Utd ayaa lagaga hormaray goolasha oo ciyaarta 20 daqiiqo e ugu horeesay waxee Aheed 2-0 , kooxda Baraga ayaa iskalaheed goolasha, laakin ciyaarta ayaa mar qura is badashay Marki ciyaaryahan kagawa uu
karoos qurux badan uu siiyay Hernandez kadibna uu ku dhaliyay Madax, ciyaaryahanka ayaa dhaliyay xalay ilaa 2 goool.
Sir Alex ayaa ka hadlay ciyaarta wanaagsan uu soo bandhigay ciyaaryahanku, inkastoo Beryahanba la hadal haayay in ciyaaryahanku uu isaga tagi doono kooxda Man Utd sababtana Ee tahay marki uu Van Persie uu yimid kooxda waxaa heshay Hernandez boos la aan.
Tanina waxee keentay in ciyaaryahanku lala xiriiriyo in uu isaga tago kooxda, inkastoo Hernandez uu ku faraxsanaa kooxda Mun Utd lasii jooogideeda.
Ilaa haatan waxaan la xaqiijin Karin mustaqbalka ciyaaryahankan waayo waxaa iska cad in boos Joogta ah uusan ka heli doonin kooxda Man Utd.
Fetah Ali (liida)
Fitaax1me@hotmail.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=9770
