|

Obi Mike loo lagu wado heshiin 5 sano ah in uu u saxiixo Chelsea (by liida)

 

Kooxda kubada cagta ee Chelsea ayaa lagu wadaa in 5 sano oo cusub ay kasaxiixi doonto ciyaaryahan Obi Mikel.

 

Ciyaaryahankan u dhashay xulka Nigeria ayaa ah 25 jir waxuuna la qaaday kooxdiisa Chelsea Champions League iyo FA Cup xili ciyaaredkii aynu kasoo gudubnay.

Obi ayaa heshiiskiisa uu ku eg yahay xili ciyaaredka danbe  asagoona haatan wakiilka ciyaaryahanka uu Sheegay in naadiga ay doonayaan in heshiis cusub ay la saxiixdaan ciyaaryahanka.

Mikel ayaa ah ciyaaryahan muhiim u ah kooxda Chelsea,  kooxduna wey dooneysaa  ayuu yiri  wakiilka Ciyaaryahan mikel .

“Mikel sanad ayaa u dhiman Chelsea waxee doonesa in 4 sano ay ugu darto”

Chelsea yaa ciyaaryahankan ka soo ibsatay kooxda wadanka Norway ee lyn oslo sanadii   2006.

 Fetah Ali (liida)

Fitaax1me@hotmail.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=9758

Posted by on Oct 24 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented