|

Nani oo si cad aanu sheegin inuu isaga tagi doono Man Utd (by liida)

Nani ayaa hareer maray wararka ah in uu faarujin doono garoonka Oldtraford ay ku ciyaarto kooxda Man Utd.

Ciyaaryahankan ayaa lagu bilaabay line up ka kooxda ilaa 5 kulan sida uu u bilohoryaalka Premier League.

Inkastoo ciyaaryahankan dalabaadyo badan uu ka helay naadiyada talyaaniga sida juventus iyo Milan ayaa hadana aysan cadeyn in uu ka tagayo Oltraford.

Ciyaaryahankan 25 jirka ah ayaa kaga soo biiray kooxda Sporting Lisbon lacag gaareysa 14 milyan ayaa hada lagu bilaabay in kursiga keedka uu galo, ciyaartii ugu danbeesay ee kooxda Man Utd ay la ciyaartay kooxda ka dhisan Portugal Baraga ayaa ciyaaryahanka uu Kusoo galay badal kagadaal marki uu dhaawacmay ciyaaryahan Kagawa.

Ciyaaryahankan oo caafimaad qaba ayaa sheegay in xaalku uu ku saleesnin caafimaad sababtoo ah ayuu yiri anigu waan caafimaad Qabaa waana ciyaari karaa oo dhib ma qabo laakayuu yiri macalin Alex waxa uu kala jeedo ma garan karo

Si kastaba ha ahaatee waxaa la xaqiijin Karin in ciyaaryahankan uu iskaga tagi doono kooxda Man Utd.

 

Fetah Ali (liida)

Fitaax1me@hotmail.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=9846

Posted by on Oct 25 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented