Waar diyaha goolka Tottenham oo garoomada ka Fariisanaya (by liida)
Gool hayaha kooxda Tottenham ayaa la gu wadaa in garoomada uu isaga fariisan doono markauu dhamaado xili ciyaaredkan.
Brad Frieder ayaa ah 41 jir una ciyaara naadiga Tottenham ayaa doonaya in uu ka fiirsado waxa uu ku sameen lahaa mustaqbalkiisa ciyaaraha nin u ka fariisto iyo in kale.
Gool hayahan da’da ah e Tottenham ayaa jira 41 sano 310 kulan isu xigta ayuu u ciyaaray naadiga Tottenham waxuuna la joogaa mudo gaareysa 8 sano waxa una naadiga kusoo biiray 14 Aug 2004.
Gool hayahan ayaa 8 sideedi sano uu la joogay Tottenham la fariisiyay kulankii 7 oct ay la Ciyaaren kooxda Aston Villa, inta kale waxuu ahaa gool haye markasta u citaara Tottenham.
Hada hadalkan kasoo yeeray ciyaaryahankan gool hayaha ah ayaa ka danbeesay marki dad Badani isweediyeen sababta macalinka kooxda Tottenham uu keedka ugu hayo gool hayaha weliba ah kabtanka xulka qaranka France, loona safayo gool haye Frieder.
Fetah Ali (liida)
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=9853
