|

messi oo mar kale ku guuleystay kabaha dahabka ah ee yurub (byliida)

 Lionel  messi ayaa u mahad celiyay saaxiibadiisa kooxda Barcelona   sida wanaagsan oo ay aaga Qeeb qaaten in uu markale ku guuleysto kabaha dahabka ah ee yurub.

Messi ayaa noqday macalinka gool dhalinta ee yurub asagoona uu dhaliyay ilaa iyo 50  gool Horyaalka Spain, Messi ayaa goolasha ka saramaray Ronaldo ilaa iyo 4 gool.

 

Messi ayaa yiri” waa abaal marin gool dhalin ah laakin saaxiibadee la aan tood waxba ma aanan Dhaliyeen.”

Messi ayaa dhaliyay goolashiisii 300 aad iyo  301 aad habeen hore ka gadaal marki kooxdiisa Barcelona ay ka adkaatay kooxda Rayo Vallecano   5-0.

Al laacib Messi ayaa haatan ku guuleestay abaal  marinta gool dhalinta 2011-2012 asagoona Mahad balaaran usoo jeediyay  ciyaaryahanada naadiga Barcelona uuna sheegay in la aantood Uusan qaadi laheen abaal marintaan.

Messi ayaa taa ku daray “hamigiisa uusan aheen in uu ku guuleysto abaal marin asaga u qaas ah Laakin uu doonayo in naadiga koobab iyo abaal marino badan uu kguuleysto”.

Messi ayaa sheegay in naadiga Barcelona uu ku dhameesan doono  mustaqbalkiisa ciyaareed Waxuuna ku daray in weligii uusan u ciyaari doonin naadi kale.

Laacibkan ayaa yiri”inta aan kubad ciyaarayo Barcelona ayaan u ciyaarayaa  waana oga mahad Celinayaa waxa weyn ee ii qabteen aniga waxaan diyaar u ahay in aan lasii joogonaadiga”.

Waxaa asna amaan usoo jeediyay macalinka kooxda Barcelona waa macalin Tito Vilanova oo Sheegay in weligood aysan heli doonin sida ciyaaryahan 3 Messi oo kale ayna u Hambalyeenayaan laacibkooda

Fetah Ali (liida)

Fitaax1me@hotmail.com     

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=10122

Posted by on Oct 29 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented