|

Suarez oo dabaal dag istuur ah ku hor sameeyay tababare David Moyes

Ciyaarti shalay dhex martay kooxaha Liverpool iyo Everton oo shalay  xamaadsad ku kicisay taageerayaasha ka gadaal marki Suarez uu diving ku horsameeyay  macalinka kooxda Everton markii uu goolkii ugu horeeyay uu u dhalkooxdiisa Liverpool

Dabaal dagaas uu sameeyay Suarez ayaa wax laga weydiyay tababaraha kooxda Everton waxuuna yiri

“Sida uu sameeyay Suarez anigaba waan sameen lahaa hadii gool aan dhalin lahaa ayuu yiri”

“ Laakin waxaan idin sheegayaa in macalimiin badan uu diving ku hor sameen doono waadna arki Doontiin”

Moyez ayaa hadalkiisa ku daray in Suarez uu nasiib lahaa hadii uu sii ciyaarayba ciyaarta waayo ayuu yiri  Calaamada cadaanka ah ayuu lahaa sababtoo ah ayuu yiri taako muuqato ayuu ku qabtay ciyaaryahan Sylvian Distin mar uu kadaal ka raacday.

Kadib marki uu Suarez sameeyay dabaal dagaas ayaa durba waxaa bilowday in taageerayaasha ay ku Qeyliyaan ciyaaryahan Suarez.

Inkastoo Suarez uu ahaa ciyaaryahankii shalay u dhaq dhaqaqayay kooxda Liverpool, laakin dad badan Oo faaqida ciyaaraha ayaa waxee xaqiijiyen in Suarez uu yahay ciyaaryahan  caro badan jecelna in Xifaaltan sports uu sameeyo.

 Fetah Ali (liida)

Fitaax1me@hotmail.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=10057

Posted by on Oct 29 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented