Daawo Amiin Caamir oo Farshaxan Cajiib ah ka sameeyey Qabka ay Madaxda Dowlada isgu heysato Dhismaha Golaha Wasiirada.
ìyadoo wali aan lagu dhawaaqin Golaha Cusub ee Wasiirada ayaa waxaa jira aragtiyo kala duwan oo laga bixinaayo Dib u dhaca Maalin kasta ku yimaada Shaacinta Golaha Wasiirada ee soo socda .
Amiin Caamir oo ku caanbaxay in uu markata fikirkiisa ku cabira farshaxan muujinaayo hada wixii ugu danbeyey ee Soomaaliya ka jira ayaa waxaa uu soo saaray sawir gacmeed muujinaayo sida ay Madaxda Dowlada ay isgu heystaan Dhismaha Golaha Wasirrada ee soo socda.
Halkaan hoose ka daawo Sawir gacmeedka
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=10163