Ogeysiis-FSAN-GGDibrahim
|

Xidigaha Premier League oo kula tartamayo Messi iyo Ronaldo abaal marinta Balloon D’OR (by liida)

Weyne Rooney waa ciyaaryahanka kaliya ee kasocda xulka England ee u tartamaya abaal Marinta Balloon D’Or.

Fifa ayaa soo xushay ilaa 23 ciyaaryahano kuwaa oo nloo arko in ay u tartami karaan abaal Marinta Balloon  D’OR.

Chelsea ayaa ciyaaryahan qura ugu jirin liiska ciyaaryahanada u tartamaya abaal marintan Inkastoo markii hore xitaa uu ku guuleesanayay ciyaaryahan Lionel Messi  Chelsea waxaa u Tartamaya ciyaaryahan Drogba oo kaliya, drogba na haatan wuu iskaga tagay waxaana meeshaa Ka baxay in Chelse ee usoo tartanto abaal marintaan.

Kooxda Man City ayaa  kaga qeyb galeesa tartankan ciyaaryahanada kala ah Sergio Aguero, Yaya Toure  and Mario  Balotelli.

Kooxda Manchester ayaa iyana ku shartageysa ciyaaryahan Rooney halka  Van Persie uu u Tartamayo asagoona loo eegi doono xiligii uu joogay kooxda Arsenal.

Waxaa macalinka ugu wanaagsan u tartamayo Sir Alex Ferguson iyo Robert Di Matteo  iyo  Robert Mancini.

Hadabao waxaa tartankan lagu kala saari doonaa laacibka ku guuleysan karo abaal marintaan Ciyaaryahanadan faraha badan,inkastoo haatan ay ugu cadcad yihiin Lionel Messi, Ronaldo iyo Falcao.

Fetah Ali (liida)

Fitaax1me@hotmail.com     

 

 

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=10185

Posted by on Oct 30 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented