|

Arsenal oo xalay taariiq lama ilaaban ka dhigtay Leageu Cup(by liida)

Kooxda kubada cagta ee Arsenal ayaa xalay waxee 7-5 ku jeex jeexday kooxda Reading.

Reading ayaa ku hormartay ilaa iyo 4 (afar)gool  iyadoona ciyaartaa 95% ay u badneyd in Arsenal laga guuleysto.

Laakin taa waxaa diiday xidigaha laacibiinta  hal gamayaasha uu macalinka u yahay Arsene Wenger oo dadaal dheerad ah muujiyay,

dadaalkaas kadibna waxaa usuurta gashay kooxda Arsenal in ay dhaliyaan goolkodi 1aad inta aanan la aadin half time ciyaarta ama qeyb Nasashada ee ciyaarta waxaana u dhaliyay Al laacib  Walcott oo beryahanba noqday Badbaadiyaha kooxda Arsenal.

Macalinka kooxda kubada cagta ee Arsenal ayaa sheegay in ay aheed la yaab waxii

dhacay xalay Waxuuna yiri “waa ciyaarti igu mucjisada badneyd inta aan la joogay kooxda Arsenal”

Taageerayaasha kooxda Arsena ayaa habeenkii xalay ahaa ku dhawaaday in ay iskaga baxaan Garoonka ay ciyaarta ka daawanayen laakin waxaa niyada usoo celiyay xidigaha kooxda Arsenal Ayagoona bilaabay goolal isdaba jog ah si ay niyada ugu dajiyaan taagerayaashooda.

Arsene Wenger ayaa sheegay in ay aheed in si nadiif ah oo aan muran iyo or orod ku jirin aan Ku badino laakin dhib malahan waxaa muhiim ah guusha ayuu yiri.

Arsenal waxaa goolasha u dhaliyay laacibiinta kala ah

Theo Walcot 3 gool,  ‘47’  96’ 121’

Marouane Chamakh 2gool, 103’ 123’

Olivier Giroud  1 gool, ’64’

 Koscielny 1gool, ’89’

Fetah Ali (liida)

Fitaax1me@hotmail.com     

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=10254

Posted by on Oct 31 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.

Comments are closed

Recently Commented