Juan Mata iyo Obi Mike oo kulanka caawa ka dhex muuqan doonin(by liida)
Kulankan caawa ay wada ciyaari doonan kooxaha Manchester united iyo kooxda Chelsea ayaa waxaa ka Maqnaan doona labada ciyaaryahano Juan Mata iyo Mikel.
Sedax maalin kadib hada waxaa markale wada ciyaari doona labadan kooxod ee Chelsea iyo naadiga Manchester United, iyadoona kulankii hore ee horyaalka uu ku dhamaaday 3-2 oo ay awooda ku raacday Kooxda wManchester United.
Kooxda kubada cagta Chelsea ayaa ka maqnaa Terry, Cole,Lampard sidaa ay tahayna waxee sii Hogaamineysay horyaalka Premier Leageu oo ay ka aheed daroowal,
Macalinka kooxda Chelsea ayaa sheegay in labada ciyaaryahano aysan ka mid noqon doonin line up Kooxd Chelsea ee caawa.
Di Matteo ayaa sheegay in fursad ay u tahay ciyaaryahanada da yarta ah ee ku sugan naadiga Chelsea Kuwaa oo heli doona boos ay ka ciyaaran kulankan caawa ee kooxda Chelsea ay la leedahay kooxda Manchester United.
Macalinka kooxda Chelsea ayaa yiri kooxdu waa in la nasiyaa sabatoo ah 10 maalmood gudahooda Ayaan ciyaari doonaa 4 kulan oo adag.
Kooxda Chelse caawa waxa line up u ah ciyaaryahanada Daniel Sturridge, Cesar Azpilicueta, Lucas Piazon, Oriol Romeu and Marko Marin.
Fetah Ali (liida)
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=10233
