Kulanka caawa Man Utd iyo Chelsea iyo ciyaaryahanada u kala safan doonta(by liida)
Ciyaar adag ayaa markale waxee dhax mari doontaa kooxaha Manchester United iyo kooxda Chelsea taa oo la wada filayo in ay soo gali doonto inyar kadib ayaa la sheegayaa in Ciyaaryahanada Juan Mata iyo Obi Mikel ay ciyaari doonaan.
Inkastoo hadaaya aan idin sheeganay in Mata iyo Mikel ay ciyaari doonin laakin haatan waxaa Xaqiiqa ah in labadan ciyaaryahano lagu bilciyaarta
Kooxda Manchester United waxaa u safan doona ciyaaryahanada kala ah
Lindegaard; Rafael, Keane, Wootton, Buttner; Nani, Fletcher, Anderson, Giggs; Chicha, Welbeck.
Subs : Johnstone, Powell, Macheda, Lingard, Vermijl, Brady, Tunnicliffe
Kooxda Chelsea waxaa garoonka usoo gali doona ciyaaryahanada kala ah.
Cech (c); Azpili, Cahill, D Luiz, Bertrand; Romeu, Mikel; Moses, Mata, Piazon; Sturridge.
subs: Hillario, Ferriera, Saville, Ramires, Oscar, Hazard, Marin.
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=10264
