ibrahim
|

Arsenal oo loo sheegay in ay iska ilaaban soo gadashada Huntelaar-sababtu maxey tahay ( by liida)

Ciyaaryahankan u dhashay wadanka holland ayaa lagu waday in kooxda Arsenal uu ku biiro Laakin taa waxaa diiday maamulka kooxda Schalke.

Macalinka kooxda Arsenal ayaa asna balan qaaday in uu qarash badan ku bixin doono bisha January ciyaaryahano cusub asagoona lacagahaas ay u balan qaadeen heshiiskii cusbaa ee Shirkada Emerites ay la gashay kooxda Arsenal.

Inkastoo macalinka kooxda Schalke Horst Heldt uu sheegay in kooxda Arsenal ay awood u Laheen in ay iibsato laacibkan.

Kooxda Arsenal ayaa hami badan u qabta ciyaaryahano badan iyo in ay soo iibsadaan Ciyaaryahanadan laakin waxaa markasta iibsada ciyaaryahankii Arsenal dalbata kooxda Man Utd , Man City iyo Chelsea.

Hadaba waxaa la eegi doonaa in kooxda Arsenal ay iibsan kareso iyo in kale inkastoo Arsenal Ay dooneyso lacaga yar in ay ku hesho ciyaaryahankan rug cadaaga ah.

Fetah Ali (liida)

Fitaax1me@hotmail.com

 

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=12421

Posted by on Nov 28 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Current day month ye@r *

Recently Commented

  • shaafi hassan: real madrid- bayern munnich labada ayan jecla inay isku hagaagan de
  • adnan omar: chelsea vs galatasaray chel guuul wcn weliba guusha sare ee cup.kan