Qaxootigii Soomaalida ay ku jirtay ee Mudada Baanaka Amesterdam Jiifay oo la raray.(Sawiro iyo Video)
iyadoo maanta uu ku e kaa waqtigii loo qabtay magan galyadoonka dagay xarun weyn ee ku tiilay duleedka magalada Amsterdam ee wadanka Nederland lagu amray in ay kabaxaan kuna noqdaan xarumahii hore ay kasoo baxeen kuwaa so hore udaganaa kamam kale balse ay shegeen in ay san kuheysan wax daryeel ah.
Policeka ,ayaa sakaay is ku gadaamay halka ay daganayeen qaxootigan Magagalyadoonka iyadoo policeka ka hortaga rabshadaha ee wadankan uu ku amray dadkan in si dagan ay uracaan gawaarida gaar ka ah ee ay leyihiin policka si loogu dad gureenayo.
Qaar dadka Qaxootiga ah ayaa diiday in ay ka baxaan Xarunta waxaana looga ka xeyey si xoogan ,oo ay xitaa ku jirto Garaacis ,waxana loo raray Gabi ahaan tooda Xarunta weyn ee Policeka Magaalada Amesterdam inta kiiskooda laga Dhameynaayo.
Dadkaan Qaxootiga ah ayaa waxaa in dhawaalaba ay ka sugayeen Dolwlada Holland in ay siyaan Aqoonsi Qaxootinimo taasi oo loo diiday Dabadeedna ay sababtay in ay halkaasi dagaan ,waxaana ku jira dadkaan Soomaali aad u tirabadan oo aan jirin Meel loo celiyo inkastoo Wadanka Soomaaliya hada uu leeyahay Dowlad ,ayaa hadana waxaa jira Dilal Qortsheysan taasi oo suuragal ka dhigeysa in Dadkan loo celin Karin wadankooda
Bishii September ,ayaa qaxootigaani waaxa ay soo Degeen Duleedka Magaalada Amesterdam iyagoo halkaasina ka dhistay Teen dhooyin ,waxaana maanata ay Qasabnoqotay in gabihaanba halkaasi laga kaxeeyo oo la dajiyo Xarunta Policeka ee Amesterdam. 



W/D c/qaadir muqtaar
Amesterdam Holland.
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=12569