Ogeysiis-FSAN-GGDibrahim
|

Andrea Pirlo oo niyad xumi ku riday Tagerayasha iyo kooxda Chelsea(by liida)

Al laacib Pirlo ayaa wacad ku maray in ay quusin doonaan kooxda Chelsea kulanka Juventus ay laciyaari Doonto kooxda Shakhtar donetsk taa oo hadii kooxda Juventus ay badiso ama ba  barbar dhac ay gasho Usoo bixi doonta is araga wareega laabad ee champions league ama knock out.

Chelsea ayaa iyada sugeysa in laga guuleysto kooxda Juventus kadibna ay badiso kooxda Chelsea sidaa Oo kaliya ayee kusoo bixi kartaa kooxda Chelsea.

Pirlo ayaa yiri”hadii ay jiran dad aminsan in Juventus ay heshiis la gashay kooxda Shakhtar oo ay caawa Wada ciyaari doonaan hadaba wee qaldan yihiin”

Pirlo ayaa ula jeeday hadalkaa in ay kalsooni ku qabaan kulanka ay la ciyaari doonaan kooxda Shakhtar Donetsk in ay ka badin doonaan oo ay usoo gudbi doonaan wareegyada kale ee Champions League.

Pirlo ayaa ku niyad jabiyay taagerayaasha kooxda Chelsea oo ku yiri”waan ka xumahay taagerayaasha Chelsea markan waa marki ay mac salaameyn lahaayeen koobka Champions League ”

Pirlo oo ku jeesteenayo kooxda Chelsea ayaa yiri “anaga Chelsea waan ka awood sareenaa waxaana ku Garaacna 3-0 taasna waxee inoo aheyd farxad weyn”.

Si kastaba ha ahaatee pirlo ayaa hadalkan yiri xili taagerayaasha kooxda Chelsea ay la daalaa dhacayaan Tababare xumida iyo kalsooni darada heysata kooxda Chelsea.

Fetah Ali (liida)

Fitaax1me@hotmail.com

 

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=12906

Posted by on Dec 4 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented