Ciyaartoy Dishay Calanwade Wadanka Holland.(Daawo)
41-jir calanwade ka ahaa Ciyaar ka dhaceysay Magaalada Almera ee wadanka Nederlands, ayaa waxaa la gu soow aramayaa in sadax ka tirsan Ciyaartoy Da’’dooda lagu sheegay 16 –ilaa 15 ay garaacis ku dileen dhamadka isbuucii la soo dhaafay.
Richard Nieuwenhuizen ,ayaa waxaa bursaday oo weraray Sadaxda Ciyaartooy ee ka yimid ah Amsterdam club Nieuw Sloten kadib markii ay dhexmartay Ciyaar aad u ku lul ee koxdaasi iyo koxda la yiraahdo Almere club Buitenboys.
Waxaa uu galay Xaalad aad xun iyadoo markii danbe la shegay in uu geeriyooday ,waxaana uu ku dhintay calanwadaha Isbitaal maalintii is niita aheyd ee la soo dhaafay,sida ay cadeeyeen dhaqaatiirta.
Police ka ,ayaa waxaa ay shegeen in Sadaxda Cayartoy la soo xiray waxaana laga soo qabaty guryahooda iyagoo hada ku jiraan xabsiga waxaan policeka lagu wadaa in ay gacanta ku soo dhigaan dadkale oo arintaan loo heysto .
Wasiirka Ciyaaraha Edith Schippers oo kaa shanaayo Xirrirka Ciyaaraha wadanakan Holland ,ayaa waxaa shaaciyeeen dhimashada Calanwadaha waxaana ay ku dhawaaqeen baaris good.
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=12884