ibrahim
|

Yaa marti u ah kooxda Chelsea ?((by liida)-aqri warbixin xiisa leh

Laacibkii hore ahna dadaalaagii kooxda Chelsea ee Champions League gacanta u geliyay kooxda Chelsea Waa ciyaaryahan Drogba oo isaga hayaamay kooxda Chelsea xili ciyaaredkan haatan soconayo inta Uusan bilaaban ayaa haatan dib ugu soo laabtay kooxda Chelsea asagoona u yimid tababar in uu Lasameeyo kadib xili kooxda uu u ciyaaro droga ay ku jiraan fasaxa nasashada.

Imaashaha Drogba ee tababarka Chelsea ayaa wax dareen gooni ah muujin taagerayaasha kooxda Chelsea inkastoo ay jiraan taagerayaal badan oo usoo daawasho tagay halyeeyga kooxda Chelsea.

Waxaa asna soo laabtay Lampard oo dhaawac ku maqnaa inkastoo haatan uu caafimaad toos ah uusan Qabin laakin waxuu soo fariisan doonaa kursiga keedka, Lampard ayaa dhaawaca soo gaaray laga Dareemay guul darooyinka soo gaara kooxda Chelsea.

Tababaraha cusub ee Chelsea Benitez ayaa asna ku tilmaamay in ay tahay wax lagu farxo 3soo Laabashada Lampard.

Fetah Ali(liida)

Fitaax1me@hotmail.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=13178

Posted by on Dec 8 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Current day month ye@r *

Recently Commented

  • shaafi hassan: real madrid- bayern munnich labada ayan jecla inay isku hagaagan de
  • adnan omar: chelsea vs galatasaray chel guuul wcn weliba guusha sare ee cup.kan