|

Man City oo afka ciida loo daray iyo Man Utd oo Hagaankeeda sii xoojisay (by liida)

Ciyaartii darbiga aheyd ee u dhaxeesay kooxaha Manchester United iyo kooxda Manchester City taa oo Kooxda Man City afka ciida loo daray ciyaartaa oo kusoo gaba gabowday 3-2 inkastoo halka lagu Ciyaarayayna ay aheed garoonka Etihad ee ku ciyaarta kooxda Man City.

Kooxda Man city ayaa dardar kusoo gashay garoonka laakin waxaa dur badiiba gool qurux badan ka Dhaliyay ciyaaryahan weyne Rooney oo asaga ahaa kulankan halgamaa weyn oo ka dhex muuqday Rooney ayaa u labeeyay kooxda Man City oo ilaa haftime kii hore ugu dhameeyay 2-0 oo ay ku Hogaamineyso kooxda Manchester United.

Dadaal dheerad ay la timid kooxda Man City ayaa u sababay in ay helaan goolka koowaad oo uu dhaliyay Toure Yaya laakin waxaa durbadiiba daba socday gool kale uu dhaliyay Zabaleta.

Ciyaarta oo intaa mareysa ayaa waxaa bulusiyoon lagu helay kooxda Man City waxaan soo ganay Ciyaaryahan Robin Van Persie oo soo Qatimay niyada kooxda Man City.

Ciyaartii darbiga aheyd ayaa waxee noqotay in taagerayaal ay is garaacaan sidoo kale waxaa daqar loo Geystay ciyaaryahan Ferdinand Oo isha ay kaga dhufteen walax laakin Ferdinand ayaa lasoo daaweyay Oona dhameystay ciyarta.

Si kastaba ha ahaate waxaa hogaanka sii xoojisatay kooxda Manchester United oo haatan 6 dhibcood ku Hagaamineesa horyaalka Premier League

Fetah Ali(liida)

Fitaax1me@hotmail.com

 

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=13241

Posted by on Dec 9 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Current month ye@r day *

Recently Commented

  • adnan omar: chelsea vs galatasaray chel guuul wcn weliba guusha sare ee cup.kan