ibrahim
|

Muranka ka dhashay Natiijooyinka Doorashooyinka deeaganka Soomaaliland oo Maxkamad Loo gudbiyey.

Guddiga doorashada Somaliland ayaa goor dhaweyd soo saaray go’aan ay ku sheegeen in natiijadii doorashada deegaanka ee degmada Hargeysa ee rabshadaha dhalisay ay u gudbiyeen maxkamadda gobolka Hargeysa si ay go’aan uga gaadho.

Madaxweyne Sillaanyo oo isna ka hadlay rabashadihii ka dhashay doorashooyinka ayaa sheegay in laga warsugo Guddiga Doorashooyinka.

Warbixin arrintan la xiriirta hoosta ka dhageyso.

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=13358

Posted by on Dec 11 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Current ye@r *

Recently Commented

  • shaafi hassan: real madrid- bayern munnich labada ayan jecla inay isku hagaagan de
  • adnan omar: chelsea vs galatasaray chel guuul wcn weliba guusha sare ee cup.kan