Daniel Sturridge oo lala xiriirinayo in uu ku biiri doono kooxda Liverpool (by liida)
kooxda liverpool aya beryahan la hadal haayay in ay lasoo wareegi doonto ciyaaryahan Storage oo haatan u ciyaara Naadiga Chelsea.
Inkastoo kooxda liverpool macalinkeeda uu doorbidayo in uu dib usoo celiyo ciyaaryahan tom ince oo blackpool haatan kumeel gaar Ahaan ugu ciyaaro.
Hadaba ciyaaryahankan u ciyaara naadiga Chelsea ayaa boos joogta ah aan ka helin kooxda Chelsea asagoo inta badan kusoo gala Ciyaarta badal.
Hadaba hadalkan kasoo yeeray kooxda liverpool oo sheegayo in ay doonayaan lasoo wareegida ciyaaryahanka ayaa weli cadeyn laakin Waxaan la ogaan doona marki uu furmo suuga kala iibsiga ciyaartooyda ee bisha January.
Fetah Ali (liida)
Fitaax1me@hotmail.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=13404
