ibrahim
|

Haweney Soomali ah oo la gu xukumay Mareykanka.

Maxkamad faderaali ah oo ku taala maraykanka ayaa waxa ay haweeynay  soomaali ah   oo 25-sano jir ah ay ku riday 8-sano oo xabsi ah kadib markii ay qiratay in lacago ku taageertay xarakada Al-shabab ee soomaaliya.

Haweenayda oo lagu magacabo Nimca yusuf ayaa waxa ay ku nooleed San diago maraykanka waxana 1450 dolarka maraykanka ay u dirtay rag ka barbar dagaalamayay xarakada Al-shabab.

Sidoo kale haweenaydaasi waxa ay qiratay in ay u istaagtay in rag ku nol wadankaasi ay ku booriso ku biirista Al-shabab.

asuul u hadlay FBI-da maraykanka aya sheegay in arimaha noocaani oo kale ay tahay mid Qatar ah oo qofka ku dhaqaqa uu mutaysan karo xabasi daa’in.

Maraykanka ayaa horey waxa uu  liska argagexisada ugu daray Al-shabab oo sheeegtay inay la bahoobay koox al qaacida.

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=13390

Posted by on Dec 12 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Current day month ye@r *

Recently Commented

  • shaafi hassan: real madrid- bayern munnich labada ayan jecla inay isku hagaagan de
  • adnan omar: chelsea vs galatasaray chel guuul wcn weliba guusha sare ee cup.kan