R/iisul wasaaraha Soomaaliya oo soo dhameystiray Golihiisa wasiirada,(Akhri Magacyada)
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo soo dhameystiray Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
1. Inj. Maxamed Aadan Axmed, wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda
2. Jamaal Maxamed Barrow, wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda
3. Xasan Ibraahim Maxamed, wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha iyo A. Qaranka
4. Jaamac Axmed Maxamed, wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha iyo A. Qaranka
5. Maxamed Axmed Aadan, wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta
6. Abuukar Xasan Cali, wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta
7. Bashiir Maxmaed Jaamac, wasiir ku xigeenka wasaaradda horumarinta adeegga bulshada
8. Maxamuud Macallin Yaxye, wasiir ku xigeenka wasaaradda horumarinta adeegga bulshada
9. Fahmo Axmed Nuur, wasiir ku xigeenka wasaaradda cadaaladda, diinta iyo owqaafka
10. Xasan Maxamed Jimcaale, wasiir ku xigeenka wasaaradda cadaaladda, diinta iyo owqaafka
11. Nadiifo Maxamed Cismaan, wasiir ku xigeenka wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska
12. Cali Sheekh Maxamed Nuur, wasiir ku xigeenka wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska
13. Siciido Xasan Cismaan, wasiir ku xigeenka wasaaradda kheyraadka dalka
14. C/raxmaan Maxamed Geeddi, wasiir ku xigeenka wasaaradda kheyraadka dalka
15. Axmed Maxamed Maxamuud, wasiir ku xigeenka wasaaradda gaashaandhigga
16. C/raxmaan Kulmiye Xiris (C. Dheere), wasiir ku xigeenka wasaaradda gaashaandhigga
17. C/qadir Shekh Ismaciil, wasiir ku xigeenka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha
18. Maxamed Cali Xagaa, wasiir ku xigeenka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha
19. C/shakuur Cali Mire, wasiirka ku xigeenka wasaaradda warfaafinta iyo isgaasriinta
20. Ibraahim Yaroow Isaaq, wasiirka ku xigeenka wasaaradda warfaafinta iyo isgaasriinta
Sidoo kale, magacyada wasiir u dowlayaasha la magacaabay oo shan xubnood ahaa ayaa waxay kala yihiin:
1. Cabdi Faarax Sh. C/qaadir Maxamuud, wasiir u dowlaha xafiiska madaxweynaha Soomaaliya
2. Dr. Maxamed Nuur Gacan, wasiir u dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda
3. Mahdi Nuur Cali, wasiir u dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka
4. Maxamed Rashiid Sheekh Daahir, wasiir u dowlaha wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta
5. Max’ud Ismaaciil Barqadle, wasiir u dowlaha wasaaradda horumarinta adeegga bulshada
Wasiir u dowlayaasha iyo wasiir ku xigeennada la magacaabay maanta ayaa waxay ka dhigayaan tirada golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya 35 xubnood, iyadoo ay xukuumaddan noqonayso tii ugu tirada yarayd ee la magacaabo tan iyo markii ay dhacday xukuumaddii dhexe ee Soomaaliya labaatan sano ka hor.
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=13528