ibrahim
|

Falcoa oo diiday in uu iskaga tago kooxda Atlatico Madrid(by liida)

kooxda Chelsea oo si weyn u raadinesay ayaa hadalkan kasoo yeeray Falcao ku noqonaya hadal aysan jecleesan, sidoo kale kooxda ka dhisan Etihad waa kooxda Man City ayaa iyana raadineesay si ay u heli laheyd laacibkan u ciyaara kooxda Atletico Matrid waa ciyaaryahan Falcao.

Ciyaaryan Falcao ayaa si cad u sheegay in uusan haatan ka tagi doonin kooxdiisa Atletico Matrid asagoona sheegay in uu dhameesan doono xili Ciyaaredkan kadibna uu qiimeyn doono xaalada markaa kadibna uu ku biiro karo kooxduu doono.

Falcao ayaa yiri”kooxdeeda kama tagayo hada laakin  marka aan dhameysto xili ciyaaredkan kadib ayaan arki doonaa xaalka siduu noqdo”.

Falcao ayaa intaa ku daray in uu ku faraxsanyahay sida wanaagsan oo kooxaha waa weyn ay u soo bandhigeen dareenka iyo niyad wanaaga ay u Qabaan waxa kaloo uu sheegay in uu eegi doono mustaqbalkiisa ciyaared kadib marka uu dhamaado xili ciyaaredkan.

Hadaba tartankan loogu jiro Falcao ayaa noqonaya tartan lacageed oo cidii lacag heysata wee la wareegi doontaa ciyaaryahan Falcao inkastoo Ciyaaryahanku haatan uusan diyaar u aheyn in uu ka tago kooxdiisa Atletico Matrid.

Hadaba waxaa ilaa haatan cadeyn in Falcao uu ku biiri doono kooxaha Chelsea ama Man City laakin waxaa la eegi doonaa halka uu ku dhamaado Rabitaanka ciyaaryahanku.

Fetah Ali(liida)

Fitaax1me@hotmail.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=14466

Posted by on Jan 1 2013. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Current day month ye@r *

Recently Commented

  • shaafi hassan: real madrid- bayern munnich labada ayan jecla inay isku hagaagan de
  • adnan omar: chelsea vs galatasaray chel guuul wcn weliba guusha sare ee cup.kan