|

Demba Ba oo si toos ah ugu biiray naadiga Chelsea (by liida)

Ciyaaryahanka u dhashay wadanka Senegal una ciyaara naadiga New Castle waa ciyaaryahan Demba Ba oo maanta si toos ah ugu biiray kooxda Chelsea, inkastoo kooxda New Castle aysan ka Maarmin laacibkan ayaa haatan iskaga iibisay laacibkan lacag gaareysa 7 milmyan.

Kooxda Chelsea ayaa soo gaba gabeesay doonistii ay ugu jirtay laacibka kooxda New Castle waa Ciyaaryahan Demba Ba.

Chelsea ayaa ku faraxsan lasoo wareegida ciyaaryahan Ba, sidoo kale naadiga New Castle ayaa ka Hadashay ka tagista laacib Ba oo ay ku tilmaantay in Ba uu ahaa ciyaaryahan  wax weyn u qabtay Kooxda New Castle laakin maanta waxii ka danbeeya ay uu noqon doono ciyaaryahan ka tirsan kooxda Chelsea.

Chelsea ayaa dhibaato weyn ka heysatay dhanka weerarka oo haatan u ciyaara Torres, tanina waxee Muujineesa in ay fariin u tahay torres in uu gudan waayay waajibkiisa laakin  waxaa haatan la hadal Haayaa in Ba uu noqon doono ciyaaryahan lagu bilaaba ciyaarta iyo inkale.

Fetah Ali(Liida)

Fitaax1me@hotmail.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=14537

Posted by on Jan 2 2013. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Current month ye@r day *

Recently Commented

  • adnan omar: chelsea vs galatasaray chel guuul wcn weliba guusha sare ee cup.kan