ibrahim
|

Diyaaradii Somali Airline oo Dawlada Mareykanka Bool Bool Ukala Dhig Dhigtay (Daawo Sawirada)

Website  Caalamiga ah ee faafiya Siraha dowladda Mareykanka ayaa faafiyey in  shirkad diyaaradeed ku Taala Gobolka San Fransisco  ee dalka Mareykanka  ay halkaasi bool bool ugu kala furfurtay diyaaraddii ay lahayd Soomaaliya ee lagu magacaabayay SomaliAirline.

WebSite-kaa oo soo bandhigay Sawirada  iyo warbixinta warka ku saabsan   diyaaraddii Somali Airline ee ay lahayd dowladdii dhexe ee  Somaaliya oo bool bool loo kala dhigdhigay qeybta hoose  ka daawo sawirrada.

Diyaaradii Somali Airline

b

d1

e

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=14544

Posted by on Jan 3 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Current ye@r *

Recently Commented