|

Anelka oo sheegay in uu ka fariisan doono kubada cagta (By Liida)

Ciyaaryahankan u dhashay wadanka France ayaa ka hadlay mustaqbalkiisa asagoona sheegay in hadii uu ka tago kooxda haatan uu la joogo Shanghai Shenhua ee ka dhisan wadanka China.

anelka_1618945a

Anelka oo haatan ah 33 jir ayaa damacsan in uu ka faaruqo garoomada kubada cagta inkastoo ciyaaryahankan haatan uu ku suganyahay kooxda PSG oo uu la tababaranayo waayo Anelka waxee saaxibo ay yihiin tababarahii hore kooxda Chelsea haatan laylinayo kooxda PSG waa tababare Ancelloti.

Ancelloti ayaa sheegay in Anelka uu ka codsaday in uu kala qeyb qaato training ka ama tababarka kooxda PSG in uu la sameeyo.

Anelka ayaa horay ugu soo cayaaray kooxaha kala ah,Arsenal,Liverpool Man City,Bolton iyo kooxda Chelsea.

Anelka haatan waxuu ku sugan yahay si kumeel gaar ah kooxda PSG waxuuna ku dhawaaqay in dhawaan uu ka fariisan doono ciyaaraha kubada Cagta gabi ahaan.

Fetah Ali(Liida)

Fitaax1me@hotmail.com

 

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=15061

Posted by on Jan 11 2013. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Current month ye@r day *

Recently Commented

  • adnan omar: chelsea vs galatasaray chel guuul wcn weliba guusha sare ee cup.kan