Daawo:Filin Layaab leh Laga Sameeyey Burcad Badeeda Soomaalida.
Filinkaan oo Si weyn Looga shaqeeya Ayaa Waxaa Jilaya Jilayaal Si weyn Wax Uga Yaqaana Habdhaqanka Burcad badeeda Soomaaliya.
Hadaba flimkani oo dhawaan la filayo in uu hawada soo galo ayaa lasoo bandhigay boosamiirdo xayaysiin ah oo aduunka oo dhan ka qeylasiiyey.
Halkani ka Daawo Flimka
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=15152