|

Daawo:Hadal Heeynta Ugu Badan Telefishinada Caalamka Ugu caansan Oo Noqotay Sarkaalkii Faransiiska.

Denis Allex.Hadal heeynta ugu badan Telefishinada Caalamka ugu caansan ayaa noqotay weerarkii qorsheeysnaa ee ciidamada Faransiisku ay ku qaadeen magaalada Buulo Mareer kuwaas oo ku doonayay in ay si xoog ah ku soo furtaan Maxbuus u dhashay dalka Faransiiska oo lagu magacaabo Denis Allex.

Halkaan ka Daawo Telefishinada Caalamka oo ka sheekeenaya Dagaalkii Shabaab Vs Faransiiska dhex maray

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=15186

Posted by on Jan 13 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented