Wesley Sneijder ooo lagayaabo in uu ku biiro Liverpool.
Koxda Liverpool ayaa culeys xoogan soo saratay Kubada sameyaha Koxda Inter iyo Xulka wadanka Nederlands Wesley Sneijder si uu gu soo biiro koxda .
Warkaan ,ayaa soo baxay xili ay Koxda Inter la gashay Heshiis hor dhac ah koxda wadanka Turkiga ka dhisan ee la yiraahdo Galatasaray, heshiiskaasi oo lagu qeemeyey , £8.2million .
Wesley ,ayaa isana horey u sheegay in uu doonaayo in uu ku biiro mid ka mdi ah naadiyada ka dhisan wadanka Ingiriska iyadoo liverpoolna ay u muuqato in ay ka faaideysato warka Sneijder sida ay qortay jariirada SUNDAY PEOPLE.
www.qubanaha.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=15141