Al-shabaab oo soo bandhigtay Meydka arkari faransiis ah iyo Hub.(Daawo Sawirada)
Al-shabaab ,ayaa soo bandhigay Askari katirsanaa Ciidankii Faransiiska ee Dagaalka ku qaaday Dhawaan Deegaanka Buula mareer ee gobolka shabelada Hoose.
Bayaan Ka soo baxay Xafiiska Warka u faafiya al-shabaab ayaa waxaa lagu sheegay in arkarigaasi dhawac ahaan ay u qabteen maleshiayda Al-shabaab kadibna uu dhawici u geriyooday. Waxaana warkaani faafiyey shabakada al-shaab ee la yiraahdo www.Somalimemo.net
Halaakn hoose ka dawo Sawirada Al-Shabaab ay soo bandhigeen





Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=15230