Ogeysiis-FSAN-GGDibrahim
|

Fc Young Star oo shalay ku durdurisay koox mataleysa Pakistan(by liida)

yngKooxda kubada cagta Fc young Star oo shalay ka badisay koox ku ciyaaresay magaca wadanka Pakistan kuwaa oo lagaga awood roonaaday goolal gaaraya 7-1 inkastoo kulankan shalay inta badan gacan ku heynta kubada maamulayeen kooxda Fc Young Star.

yng

Inkastoo kulankan shalay uu ka maqnaa kabtanka 1aad ee Young Star joojoole laakin waxaa ay muujiyeen ciyaaryahanada Young Star i n ay Buuxin karan boosaska markaa ka maqan.

Kulankan ayaa ahaa kulan aad u adag laakin sida dadka badan ay moodayeen meysan dhicin sababtoo ah kooxda Young Star ayaa aheyd kooxda Inta badan maamuleesay gacan ku heynta garoonka.

Ciyaarta ayaa ku soo gaba gabowday 7-1 oo ay guusha ku raacday kooxda Fc Young Star, goolasha waxaa u kala dhaliyay:

Mahamed Harir(2)

Duale(1)

Saed(1)

Ahmed Shafici(1)

Hamza(1)

Mahmood El Blanco(1)

 

Fetah Ali(Liida)

Fitaax1me@hotmail.com

Www.qubanaha.com

 

 

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=16213

Posted by on Jan 27 2013. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Current ye@r *

Recently Commented