Hadii uu suuqa kala iibsiga ciyaartoyda uu xermay sidee wax loo kala gatay?(By Liida)
waxaa xalay soo xermay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda inkastoo uu ahaa suuqa kala iibsiga mid aad u buux dhaafiyay kooxo badan oo doonaya in ay la wareegaan ciyaaryahano cusub oo wax ku soo kordhin kara kooxahaas.
hadaba suuga kala iibsiga ee bisha january hadii aan qaar ka mid ah ka xusno waa:
31 january
Mario Balotelli: Man City ayuu ka tagaty waxuuna ku biiray Ac Milan.
David Beckham: si xor ah ayuu ugu biiray kooxda PSG ee ka dhisan France.
Jack Putlan: Birmingham waxuuna ku biiray Stoke City lacag gaareysa 3.5 milan.
Rory Delap: Stoke waxuuna ku biiray Barnsley si deen ahaan ah.
Danny Graham: Swansea waxuuna ku biiray kooxda Sunderland lacag gaareysa 5 milan.
30 january
Philippe Coutinho: inter Milan waxuuna ku biiray kooxda Liverpool lacag gaareysa 8milyan.
Jeremy Helan: Man City waxuuna ku biiray kooxda Shefield si deen ah.
25 january
Emmanuel Frimpong: Arsenal waxuuna ku 3biiray Fulham si deen ah.
Diego Lopez: Savilla waxuuna ku biiray kooxda Real Madrid lacag gaareysa 3.8 milyan.
Moussa Sissoko: Tuolous waxuuna ku biiray kooxda NewCastle.
Wilfried Zaha: Crystle Palace waxuuna ku biiray kooxda Man Utd lacag gaareysa 15 milyan.
22 january
Wesley Sneijder: Inter Milan waxuuna ku biiray kooxda Galasataray lacag gaareysa 8.4 milyan.
20 January
Djibril Cisse: QPR oo ku biiray kooxda Al Gharafa si deen ah.
11 January
Nuri Sahin: Real Madrid waxuuna ku biiray kooxda Borussia Dortmund.
4 January
Demba Ba: New Castle waxuuna ku biiray kooxda Chelsea lacag gaareysa 7 milyan.
Maroune Chamakh: Arsenal waxuuna ku biiray kooxda West Ham si deen ah.
Joe Cole: Liverpool waxuuna ku biiray kooxda West Ham si xor ah.
2 January
Daniel Sturridge: Chelsea waxuuna ku biiray kooxda Liverpool lacag gaareysa 12 milyan.
Fetah Ali(Liida)
Fitaax1me@hotmail.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=16458