Maxakamadii Wariye Koronto oo dib loo dhigay iyo Documentiyo dacwada la xiriira oo la helay.(Akhriso)
Wararka naga soo gaaraayo Magaalada Muqdisho ,ayaa waxaa ay sheegayaan in markale dib loodhigay Maxkamadii Wariye koronto oo lagu balansanaa maanta in la soo gabagabeyo.
Wararka ,ayaa waxaa ay sheegayaan in Qareenkii u doodaayey Wariye koronto uu Codsaday in dib loo dhigo Maxkamadda inta laga gaaraayo 5ta Biha .
Kiiskaan oo noqday mid ka mid ah kiisaska ugu adag ee Soomara Soomaaliya ,ayaan ilaa iyo hada la ogeyn halka uu ku danbendoono iyadoo dhawaan la soo saaray Docomintiyo Cadeynaayo in dacwada la xiriirta Wariyaha iyo dadka la xiran ay yihiin kuwo danbiilayaan ah.
Documentiyada ka soo baxay Xerilaalinta ,ayaa waxaa ay qornaayeen sidan.
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=16499


