ibrahim
|

Muxuu ka codsaday Madaxweynaha Qurbajoogta Soomaliyeed?(Video)

xasan shiikh maxaMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo kus ugan wadanka Ingiriiska ,ayaa ugu baaqay Soomaalida Qurbo jogta ah in ay Maalgashtaan Dalkooda oo ay yimaadaan Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa waxaa uu shegay in aan loo bahneyn in waqtibadan oo danbe la isaga lumiyo Dadbadaha lana sugin inta uu wadanka ka hagaagayo ,ee hada la maal gashto Soomaaliya lagana faa’’ideysto.

Hadalka Madaxweynaha ,ayaa waxaa uu u muuqaday mid guubaabo ah oo uu doonaayo in Wadanka Dib loogu laabto lana dhiso si umada Soomaaliyeed Jiritaankeedii uu Soo noqdo.

 Halkaan Hoose Ka daawo Khudbada Madaxweynaha.

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=16489

Posted by on Feb 2 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Current ye@r *

Recently Commented