ibrahim
|

Maxaa Ka alheysata Manchester United iyo Real Madrid ?(by Liida)

RRIndhaha aduunka ayaa wada eegayaan kulanka adag ee Manchester United  iyo Real Madrid, inkastoo Real Madrid sanadan ee tahay koox  adag hadana laga fara muruqsaday horyaalka Spain ee La Liga.

RR

Manchester United ayaa haatan ah kooxda hogaamineysa horyaalka England ee Premier League Waxeena ku hogaamineysaa 12 dhibcood  halka Real Madrid ay kaga jirta kaalinta 3 aad, waxaa iyana Xusid mudan kubada cagta in ay tahay nasiib adigoo wanaagsan ayaa lagaa badin karaa adigoo xuna Waad badin kartaa.

Kulankan adag ayaa ah kulan lawada sugaya oo ah kulan xifaaltan u dhaxeeya macalin Sir Alex Ferguson Iyo Jose Mourinho, Mourinho ayaa inta badan guul ka sita Alex, kulankan waxuu noqonayaa kulamada Fara ku diriska ah oo ay kulmeen Mourinho iyo Alex.

Manchester United ayaa sanadan ku weerar tageysa ciyaaryahanada Robin Van Persie iyo ciyaaryahan Weyne Rooney.

Halka Real Madrid ay horkacayaan Cristiano Ronaldo iyo Ozil , kulankan adagna waxaa ugu xiisaha badan Marki Ronaldo uu ka horyimaado kooxdiisii hore ee Manchester United.

Ronaldo oo ahaa ciyaaryahankii ugu qaalisanaa ee dunida  oo ay Real ku gadatay lacago aad u fara Badan ayaa dhawaan shaaciyay in mustaqbalkiisa ay dhiseen kooxda Manchester United waxuu si qaas Ah u xusay macalin Alex.

Hadaba waxaa la eegi doonaa cida guuleysan doonta kulankan xiisaha badan oo ay ku hardami doonaan Kooxahan aadka u adag oo ay kaalmaha hore kaga jiraan aduunka marka laga hadlayo kooxaha ugu waa Weyn dunida.

Fetah Ali(Liida)

Fitaax1me@hotmail.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=17001

Posted by on Feb 13 2013. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Current ye@r *

Recently Commented

  • shaafi hassan: real madrid- bayern munnich labada ayan jecla inay isku hagaagan de
  • adnan omar: chelsea vs galatasaray chel guuul wcn weliba guusha sare ee cup.kan