ibrahim
|

Warar Goos goos ah oo ku sabsan Ciyaartii Xalay dhex Martay Manchester United iyo Madrid.+Sawiro

fergusanLaacib ka Khabiirka ah ee Koxda Manchester United Ryan Giggs ayaa amaanay koxdiisa kadib markii ay koxda la timid goal muhiim ah oo ay ku soo dhalisay Garoonka Real madirid kaasi oo uu sheegay in uu sigooni ah Manchester Muhiim ugu yahay .

gigisCiiyaartii xalay lagu ciyaaray Guriga Real Madrid ee ku dhamaatay 1-1  ayaa waxaa uu shegay in ay Manchester United ay aad u gu farax santahay madama Ciyaarta Danbe lagu ciyaarayo Gurigeeda oo ay ka Faa ‘’ideysandoonto fursada ay Heysato.

—————————————————————————————–Macalinka Koxda Madrid Jose morinhoMourinho ayaa waxaa uu shegay u soo bxitaankooda UEFA Champions  uu yahay 50/50 ayna wax walab ku xiranyihiin Marka la tago Garoonka ay ku cayaaraan Koxda Manchester UnitedOld Trafford sadax isbuuc kadib.

Mourinho ayaa waxaa uu si hosoe u yiri waxana sugeynaa natiijada waxaana sameyn doonaa wax walba oo Macquul ah si aan unoqono mid ka mdi ah sideeda kooxood ee Tartanka isgu soo harta.

—————————————————————————————

Maclinka Koxda United ayaa siweyn u amaanay dhamaan xidigaha Kxodiisa waxaan uu sigooni ah Farta ugu fiiqay Goolhaya , David Gea oo uu shegay in uu Badbaadiyey Goolal Badan oo laga dhalin lahaa

fergusanSir Alex Ferguson ayaa waxaa uu sheegay in ay heleen fursado muhiim ah gaar aha auu Farsadahaasi helay Werar yahankooda RVP lakiin si nasiib ah lagu badbaadiyey waxaana uu Ferguson uu rajao ka Muujiyey Ciyaarta lagu Ciyaaraayo Garroonka Manchester united.

—————————————————————————————–

karikKubad Qaabeyaha Koxada Manchester united Michael Carrick ayaa siweyn u amaanay Laacib koxda Madrid  Cristiano Ronaldo ,oo aan dabaal dagin markii uu goal ka dhaliyey United.

Michael Carrick  ayaa waxaa uu sheegay in uu ku amaanaayo Rolando Xushmada uu XushmeyeyTaageerayaasha iyo Koxda Man chetser United Maadaama uu Sameyn nin Wax dabaal Dag ah .

www.qubanaha.com

kala soco Markasta wararka ciyaaraha Halkan

 

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=17055

Posted by on Feb 14 2013. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Current day month ye@r *

Recently Commented

  • shaafi hassan: real madrid- bayern munnich labada ayan jecla inay isku hagaagan de
  • adnan omar: chelsea vs galatasaray chel guuul wcn weliba guusha sare ee cup.kan