Arsenal oo gurigeeda loo gabadiyey.
Luga tii hore ee Ciyaarta Champions League ee warega 16 ayaa koxda Arsinal ee ka dhisan England waxaa ay Garoonkeeda ku qaabishay koxda Kadhisan Garmalka ee layiraahdo Bayar munich waxaana 3-1 logaa adkaaday Arsinaal.
Natiijada ay la timid Bayar Munich ayaa waxaa ay tahay Mid wanaagsan iyadoo lugta danbe ee Ciyaarta lagu Ciyaari doono Gurigooda oo ay Arsinal tagi doonta Garoonka Ay ku Cayaato Bayar Munich.
Raga Sidaweyn ugu faalooda Ciyaaraha ayaa waxaa mujiyeen in Arsinaal Rajadeda ay mugdi ku jirto kadib markii ay garoonkeeda Ciyaar wanaagsan ay ku soo bandhigiweysay lagana dhaliyey 3dax goal.
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=17468