Ac Milan oo Barcelona ugu adkaatay 2-0(By Liida)+Sawiro
Ciyaartii adkeyd ee dunida la wada sugayay ayaa soo gaba gabowday daqiiqado ka hor waxaana Ciyaartaa fooda is daray kooxaha Barcelona iyo kooxda Ac Milan.
Kooxda Barcelona aya afka ciida loodaray ayagoona murugeesan ayee ka qul quleen kagada ay ku Ciyaarto kooxda Ac Milan,
Milan ayaa caawa soo bandhigtay ciyaar aad u wanaagsan iyo qeyb siga kubadaha halka Barcelona Qudheeda inta badan heysatay kubada garoonka,
Milan ayaa kusoo gashay garoonaka ayagoona fuliyay waxii laaga baahnaa oo aheyd in ay ka badiyaan Kooxda Barcelona, Prince ayaa ahaa faraagii goosha oo uu kubad si fursad leh uu u helay lugta bidix ku Laaday taa oo si qurux badan u dhalatay, waxaana goolka kale u dhaliyay muntari.
Ciyaaryahankii dhawaan ku guuleystay laacibka aduunka Messi ayaa waxba u qaban waayay kooxdiisa Barca si ay ugu gudbaan wareegyada kale ee Champions League.
Inkastoo lagu cayaarayay guriga Milan ayaa Barca ay muujisay ayagoona soo bandhigay ciyaar qurux Badan oo la daawan karo laakin sida looga bartay Barcelona ayaa marnaga laga dhex arkeyn garoonka.
Messi ,Xavi iyo Iniesta mar qudha si dhaqsi ah kaga baxay murugo gegada milano ay ku cayaarto, su Aalaha dad badani ay is weydinayaan ayaa ah hadii milan gurigeeda 2-0 ku badisay camp neou maxaa Dhici doona laakin waxa la sugi doonaa cida fursad fiican hesho oo noqota cida usoo baxda wareegyada Kale ee CChampions League.
Fetah Ali (By Liida)
Fitaax1me@hotmail.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=17513



