Ogeysiis-FSAN-GGDibrahim
|

DAAWO : Wiil Gabar Afaaro Qabiil la soo gashay oo Calaacal iyo Qeeylodhaan bilaabay & Wiilkaan oo furka tuurtay.

omar sisiQabiilka oo dhibaato baaxad weeyn ku hayay Bulshada qeeybaheeda kala duwan ayaa iminka waxaad moodaa in uu dhanka Fanka faraha la galay ama la iskugu jawaabay. Qaar ka tirsan Dhalinyarada Soomaaliyeed oo ka soo gudbay xiligii Qabiilka laga sheekeeyn jiray ama la iskugu faani jiray ayaa waxaa hadane moodaa Dumarka qaarkood weli in uu ku dambeeyo Afaaro Qabiilka.

Wiil soo saaray Muuqaal cusub ayaa Calaacal iyo Qeeylodhaan kulul bilaabay ka dib markii uu ka sheegtay in Jaceeylkiisa ay la soo kala baxday Qabiil mar hore laga soo gudbay kaas oo Calaacalkiisa iyo Qeeylodhaantiisa ay u badneed dhanka diidmada Afaaro Qabiilka .

Qeeylodhaanta iyo Calaacalka wiilkaan marka laga soo tago waxaa jira Wiilal iyo Gabdho marka ay is Shukaansanayaan aanan laga dhex weeyn qaabka Afaaro Qabiilka kuwaas oo dooqa u kala xusha dhanka Qabyaalada balse Wiilkaan oo Shukaansiga Qabyaalada ka qeeyliyay ayaa iminka furka tuurtay .

Halkaan ka Daawo Qeeylo dhaanta & Calaacalka looga soo hor jeedo Qabyaalada

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=17534

Posted by on Feb 21 2013. Filed under Arrimaha bulshada, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Current ye@r *

Recently Commented