ibrahim
|

Dabley Keenyaan ah oo Dad Soomaali ah ku leysay meel u dhow Xerada Qaxootiga dhadhaab.

qariradaUgu yaraan illaa 7 ruux ayaa ku geeriyootay  kadib markiii kooxo shufto ah oo hubeysan ay rasas ku fureen Dad rayid ah oo ka soo baxay masjid ku yaala Magaalo ku taala Xadka u dhaxeeya Soomaliya iyo Keenya sida lagu soo waramay.

Keenya oo aan lahayn jabhado hubaysan oo ka madax banaan dowlada Keenya  ayaa waxay u muuqataa mid aargoosi ah oo ay fuliyeen ciidamada Keenya oo isu soo ekaysiiyey shufto iyagoo weeraray masaajid ay ku dukanayeen Muslimiin Soomaali ah.

 

Warkaan ayaa sida ay u sheegeen dad goobjoog ahaa BBC-da in ay ahaayeen 10 qofood oo hubaysan, waxayna ku fureen rasaas masaajid waqtiga salaada subax.

 

Shan rag ah iyo labo haween ayaa shuftadaan toogasho ku dileen iyagoo ku cibaadaysanaya masaajid salaadii subax. ,waxaana uu weraraka imaanayaa kadib markii labo isbuuc ka hor ay gobolka ka dhaceen doorashooyinka degaanka ,halkaasi oo ay ka jireen sidoo kale dhibaatooyin dhanka amaanka ah.

Dadka Deegaanaka Malaley1 ayaa shegay in cidna aan looqabanin dhcdadaasi waxaana ay intaasi ku dareen in ay baxsadeen dableydii dhibaatada geysatay.

Mesha ay wax ka dhaceen ayaa 45km (28 miles) u jirta  xerada Qaxoitiga ee Dadaab  halkaasi oo ay ku nool yihiin dad gaaraayo 500,000 ku waasi oo ka soo cararay dhibaatooyinka soomalaiya ka jira.

www.qubanaha.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=17546

Posted by on Feb 21 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Current day month ye@r *

Recently Commented

  • shaafi hassan: real madrid- bayern munnich labada ayan jecla inay isku hagaagan de
  • adnan omar: chelsea vs galatasaray chel guuul wcn weliba guusha sare ee cup.kan