“Author Archive”
Stories written by admin

Fowsiya Yusuf Haji Aden: Arimaha Jubooyinka waxaa loodaayey Dowlada.(Dhageyso)

Golaha wasiiradda ee IGAD ayaa maanta  soo gabo gabeeyay shir ay ku lahaayeen magaalada Addis Ababa. Shirka ayaa looga dooday warbixin uu soo saaray guddi xaqiiqo raadis ah oo IGAD ay u dirtay Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya, Fowsiya Yusuf Haji Aden ayaa VOA u sheegtay in War-murtiyeed ka soo baxay kulankan wasiirrada lagu [...]

May 24th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

IGAD Maamulka Jubbaland Ma aqoonsanin (Dhageyso)

Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir uu uga soconayey magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia ayaa mid aan sharciga waafaqsaneyn ku tilmaamay maamulkii dhowaan looga dhawaaqay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Shabeelada Hoose. La taliyaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Afhayeenka Madaxtooyada Qaranka Eng C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo wareysi siiyey Radio Muqdisho isaga [...]

May 24th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Dr Cabdi Baaaley:Waxaan Dhawaan Soo dhisayaa Wasiirada Maamulka Jubaland.+Sawiro

Mid ka mid ah Madaxweyna yaasha Maamulka Jubaland oo lagu magacaabo cabdi baaleey xuseen, ayaa waxaa uu sheegay in uu ku mashquul sanyahay wadatashiyo uu la leeyahay wax garadka beelaha ku nool Jubaland ,si uu u dhiso Gole Wasiiro . Cabdi Baaley oo lahadlaayey warbaahinta ayaa waxaa uu ka dhawaajiyey in maalmahan uu kulamo la [...]

May 24th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu.

Mogadishu, 23 May 2013 – The President of the Federal Republic os Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud attended a ceremony in Mogadishu to celebrate the 50th Anniversary of the Organization of the African Union (OAU). Dignitaries present in the event included the Special Representative of the AU to Somalia, Djiboutian Ambassador to Somalia who is [...]

May 24th, 2013 | Posted in English News | Read More »

Gafow:Ajaaniib Badan ayaa la diiwaangaliyey.

Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha  Dowladda Soomaaliya Cabdulahi Gaafow Maxamuud oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Arimo dhowr ah oo ay kamid tahay diiwaan gelin lagu sameeyey dadka ajaanibta ah ee ku nool Wadanka  iyo waxyaabo kale. Ugu horeyn General Gaafaw ayaa  sheegay in ka badan 1345 qof oo kamid [...]

May 23rd, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynaha oo Xildhibanada Qado u sameyey .(Warsaxaafaded)+Sawiro

Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya u sameeyay mudanayaasha Baarlamaanka federaalka ah ayaa waxaa ka soo qeyb galay mudane Xasan Shiiq Maxamuud madaxweynaha dalka,  Maxamed Shiiq Cusmaan “Jawaari” afhayeenka Baarlamanka dalka, Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” R/wasaaraha Xukuumada iyo mudaneyaasha Baarlamaanka ee iyaga loo sameeyay qadada. U jeedada uu madaxweynuhu uu [...]

May 23rd, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Ragii Dilay Shiikh C/qadir Gacamey oo dil lagu xukumay.

Maxkamada darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida Puntland ee gobollada Nugaal,Mudug ,Sool iyo Cayn ayaa xukuno dil toogasho ah ku xakuntay 7 dhalinyaro ah oo loo haystay dilkii Shiikh Cabdiqaadir Nuur Faarax. Allaha u naxariistee Shiikha ayaa Masjidka Al-Badr ee bartmaha magaalada Garowe lagu diley 15-kii February,2013 xili uu tukanayey Salaada Casar. Cabdiraxman Xuseen Jaamac [...]

May 23rd, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Ra’iisulwasaraha :Waan soo dhaweyneynaa ka noqoshada Mooshinka,dhismaha Federaalkana waxaa mas uul ka ah Xukumada.(warsaxaafadeed)

(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ahaa oo uu shir gudoominayo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa lagu soo dhaweeyay go’aanka baarlamaanku ay uga noqdeeny mooshinkii ka dhanka ahaa xukuumadda, waxaa kaloo goluhu ka wada hadleen arrimaha federaalaynta dalka ee la xiriira Jubaland iyo wada xaajoodka Somaliland. Ra’iisal [...]

May 23rd, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

50 guuradii Midowga Afrika oo lagu qabtay Muqdisho iyo Madaxweynaha oo ka qeybgalay.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay munaasabad balaaran oo lagu xusayay sanadguuradi 50-aad ee ka soo wareegtay aas’aaski  Midowga Africa taas oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. Xaflada lagu xusayay sanadguurada Kontonaad ee aas’aaski Midowga Afrika ayaa lagu qabtay dugsigii hore ee tababarka ciidamada ee Xalane waxaana ka qeybgalay Madaxweynaha Jamhiiriyada [...]

May 23rd, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Ethiopia oo heshiis wax u dhimaya Qaranka Soomaaliyeed lagashay Somaliland.(Akhriso)

Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia Hailemeriam Desalgne oo maanta ka hadlaayey baarlamaanka dalka Ethiopia ayaa khudbadiisii wuxuu ku soo hadal qaaday xidhiidhka Somaliland iyo Ethiopia oo uu ku tilmaamay mid aad u muhiim ah oo ay ka go’antahay inay dawladiisu xoojiso. Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia wuxuu sheegay in Somaliland iyo Ethiopia ay iska kaashadaan dhinaca nabadgelyada, [...]

May 22nd, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Recently Commented