“Author Archive”
Stories written by babka

Inter, Liverpool iyo Real Betis oo is ku heysta ciyaaryahanka Montoya.

Ciyaaryahanka Martin Montoya ayaa waxa uu u muuqdaa mid heshiis cusub la galaya kooxdiisa Barcelona,balse kooxda  Inter ayaa waxa ay rabtaa in ciyaaryahaka ay ku soo darsato qorshaha xili ciyaaredka 2013-14 ay ku dagaal tageyso. Kooxda wadanka Talyaaniga ayaa waxa ay dagaal la gali doontaa kooxaha Liverpool iyo Real Betis, oo iyagana bartilmaameedsanaya ciyaaryahankan. Montoya [...]

May 16th, 2013 | Posted in Cayaaraha | Read More »

Diamanti oo ku wajahan dhanka kooxda Juventus .

Kooxda Juventus ayaa waxa ay go’aan ku gaartay in ay la soo saxiixato ciyaaryahanka kooxda Bologna u safta ee  Alessandro Diamanti sida lagu qoray La Gazzetta dello Sport. Ciyaaryahanka da’diisa ay 30-jir ayaa waxa si aad ah u raadinaaya macalinka kooxda Old Lady ee Antonio Conte isagoo sheegay in ay la soo wareegi doonaan xili ciyaareedka soo socdo. Juventus iyo [...]

May 14th, 2013 | Posted in Cayaaraha | Read More »

Chelsea oo dhaw in magacaawdo Jose Mourinho, lana soo saxiixato Radamel Falcao?

Kooxda Real Madrid macalinkooda Jose Mourinho ayaa lagu soo waramayaa in uu heshiis la gaaray kooxda Chelsea, sidoo kale ciyaaryahanka kooxda  Atletico Madrid  Radamel Falcao ayaa la rajeynayaa in uu heshiis u saxiixo kooxda sanadkaan. tababarahaan wadanka Portuguese-ka ayaa waxa uu bartilmaameed xoogan u ahaa kooxda ku ciyaarta garoonka  Stamford Bridge iyada oo dooneysa in ay ka soo rarto [...]

April 26th, 2013 | Posted in Cayaaraha | Read More »

Arrin aan hore loo arag oo lala beegsanayo gabdhaha Muqdisho

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa tan iyo dabayaaqadii bishii horre ku soo kordhay wax yaabo aan horrey loogu arkin burburkii dalka kaddib 22-sanno ka hor. Magaalada waxaa maalmahan kusoo batay kooxo afka duubtay oo wata baabuur, kuwaasoo wata irbado ay ku jiraan dawooyin, waxaana ay ku duraan gabdhaha wax ka barta iskuulada ama Jaamacadaha [...]

April 25th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Gareth Bale iyo Eden Hazard oo a mid noqday musharixiinta u tartameysa xidiga ugu fiican sanadkaan horyaalka ingiriiska

Kooxda Tottenham Hotspur ciyaaryahankeeda Gareth Bale ayaa waxa uu u sharaxan yahay labada abaal marin e kala ciyaaryahanka sanadka hoyaalka ingiriiska  (Player of the Year) iyo ciyaaryahanka ugu fiican d’ayarta ka ciyaarta horyaalka ingiriiska  (Young Player of the Year) . ciyaaryhanka wadanka  Welsh ayaa rajeynaayo in uu helo mid ka mid ah abaal marinadaan iyaoo sanadkaan uu [...]

April 19th, 2013 | Posted in Cayaaraha | Read More »

Milan oo u dhaw in ay heshiis la gaarto goolhaye Krul

Waxaa jira warar sheegaya in kooxda Milan ay natiijo fiican ka gaartay sidii ay ula soo wareegi laheyd goolhaya kooxda  Newcastle United Tim Krul. Kooxda  Rossoneri ayaa maalmihii ugu danbeeyay waxa ay raadineysay gool haye ku wanaagsan kubad ilaalinta ,ka dib markii kooxda ay ku soo haren labada goolhaye ee gaboobay  ChristianAbbiati iyo Marco Amelia ar. Goolhayaha wadanka [...]

April 18th, 2013 | Posted in Cayaaraha | Read More »

Samsung Stadium oo loo bixinaayo garoonka kooxda Juventus?

Jariirada Sport Media set ayaa maanta lagu qoray in kooxda Juventus ay heshiis lagaartay shirkada Samsung  kaasoo ku kacaya lacago gaaraya €120m iyadoo magaca garoonka Juvents loo bixin doono magaca Samsung. Shirkadaa laga leeyahay dalka  South Korean ayaa la sheegay in heshiiska ay lagaartay kooxda Old Lady uu yahay mid shan sano ah ,garoonkan ayaa horay waxaa lo dhahayay [...]

April 17th, 2013 | Posted in Cayaaraha | Read More »

Mario Gomez oo noqday dooqa labaad ee kooxda Manchester City qorshaheeda.

Kooxda Manchester City  ayaa waxa ay u dhaqaaqi doontaa kooxda  Bayern Munich ciyaaryaahankeeda  Mario Gomez  hadii ay ku guul dareesato weeraryahanka Edinson Cavani. Napoli weeraryahankeeda  Cavani ayaa iminka kooxdiisa u dhaliyay 29-gool 36-kulan oo xiligaan u saftay, sidaas aqgeed tababare Roberto Mancini dooqiisa koowaad ayaa ah weeraryahankan. si kastaba kooxaha  Real Madrid iyo Chelsea ayaa [...]

April 17th, 2013 | Posted in Cayaaraha | Read More »

Zlatan Ibrahimovic oo rajeynaaya in David Beckham oo sii joogo koxda Paris Saint-Germain.

Ciyaaryahanka  Zlatan Ibrahimovic ayaa sheegay in uu rumeysan yahay in xidiga David Beckham uu heshiiska u gordhin doono kooxda  Paris Saint-Germain si uu u sii joogo . Xidigii hore ee kabtanka xulka  England ayaa u saxixay kooxda PSG heshiis ku eg mudo shan bilood ah bishii  January, kaasoo kooxda ku sii joogayo ilaa uu ka dhamaanayo xili ciyaareedka . Si kastaba [...]

April 16th, 2013 | Posted in Cayaaraha | Read More »

Maxaad kala socotaa taariikhda kulanka Stoke – Manchester United

kooxda hogaamineyso horyaalka ayaa waxa ay dooneysaa in ay dib ugu soo laabato wadadii guusha ka dib markii laga adkaaday kulankii todobaadkii tagay. kooxda Red Devils ayaa qasaaro kala kulantay kooxda city kulankii ugu danbeeyay ,iminkana waxa ay ka horimaaneysaa kooxda tababare Tony Pulis oo ka carareysa in ay horyaalka ka harto  rsandkaan. Stoke daafaceeda [...]

April 14th, 2013 | Posted in Cayaaraha | Read More »

Recently Commented