“Author Archive”
Kooxaha Broussia iyo Bayern ayaa caawa fooda is dari doonaan waxeena wada cayaari doonaan finalka kiibka Champions League waxaana socda isu diyaarinta ciyaartaa oo laga dareemayo labada dhinac. Labadan kooxood ahaa ah kooxo kasoo gudbay labada koox ee dunida lagu tix geliyo kubada cagta waana kooxaha Real Madrid iyo weliba kooxda Barcelona. Bayern Munich waxee [...]
May 25th, 2013 | Posted in Cayaaraha | Read More »
labada kooxood ee ka dhisan north london waa kooxaha Arsenal iyo Tottenham ayaa ku wada dagaalamaya usoo bixida tartanka Champions League ee xili ciyaaredka dambe. tartankan horyaalka premier League wuu dhamaaday laakin waxaa loo tartamayaa cida kaalinta afaraad galeysa iyo cida noqota u tartamayaasha koobka uefa Champions League ee xili ciyaaredka dambe. Arsenal ayaa caawa [...]
May 19th, 2013 | Posted in Cayaaraha | Read More »
Ciyaaryahanka u ciyaara kooxda Everton ayaa diyaar u ah in uu kula biiro macalinkiisa Moyes kooxda Manchester United,inkastoo ciyaaryahankan muhiim uu u yahay kooxda Everton laakin waxaa la Filayaa in uu ku biiro kooxda Man Utd. Ciyaaryahan Marouane Fellaini ayaa si cad ah usheegay in uu doonayo in uu Moyes kula biiri doono Kooxda uu [...]
May 19th, 2013 | Posted in Cayaaraha | Read More »
Kooxda kubada cagta ee Chelsea ayaa doonaysa in ay iska iibiso ciyaaryahankii ugu qaalisanaa ay soo Iibsato waa ciyaaryahanka ugu fadhiyo 50 milyan Fernando Torees. Torres aya dhaliyay 7 gool horyaalka haatan dhamaanaya gabi ahaan marka leesku daro goolashiisana Waxee gaarayaan ilaa 22 gool. Torres ayaa kusoo biiray kooxda Chelsea bisha january 2011 waxa uuna [...]
May 19th, 2013 | Posted in Cayaaraha | Read More »
Waxaa maanta oo ah 11 may bilaabatay codbixinta madaxtinimada wadanka Pakistan maanta ayaa Waxaa la arkayaa in meelaha ganacsiga ay wada xiran yihiin,dadkii oo idil waxee u kaceen in ay soo Dhiibaan codkooda si ay u doortaan cidi ay isleeyihiin waxee ku haboon tahay in uu hogaamiyo wadanka Pakistan. Dadka shacabka Pakistan waa shacab aad [...]
May 11th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »
war haatan soo baxay ayaa sheegaya in David Moyez loo magacaabay xilka macalin nimo ee uu ka tagay macalin Alex Ferguson ee kooxda Manchester United. Moyez ayaa haatan leylinayo kooxda Everton asagoona kooxdaas la joogay mudo gaareysa 11 sano waxaana la aamin sanyahay in uu badali karayo Sr Alex . wararkan ayaa laga soo xigtay [...]
May 9th, 2013 | Posted in Cayaaraha | Read More »
Ciyaaryahanka kabtanka kooxda Chelsea ee beryahanba lagu hayay kursiga keydka ayaa amaanay Tababarihii hore ee kooxda Chelsea haatana leyliya kooxda faca weyn ee Real Madrid waa Jose Mourinho. Mourinho ayaa lala xiriirinayaa in uu dib ugu laaban doono horyaalka Premier League iyo weliba kooxda Chelsea, inkastoo la sheegayo in kooxda Real Madrid ay marnaba sii [...]
May 7th, 2013 | Posted in Cayaaraha | Read More »
Laacibka u ciyaara kooxda Tottenham Grathe Bale ayaa caawa la maanta la gudoonsiiyay abaal marinta Ciyaaryahanka ugu fiican horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska. Bale ayaa wax badan u qabtay kooxda Tottenham una dhaliyay goolal muhiim ah asagoona kooxdiisa Keenay afarta ugu horeesa horyaalka England. Bale ayaa noqday ciyaaryahankii 3 aad ee ku guuleysta PFA [...]
April 29th, 2013 | Posted in Cayaaraha | Read More »
saakay aroortii ayaa dhul gariir laga dareemay qaar ka mid ah gobolada wadanka Pakistan inkastoo aad ay u badan tahay qasaarada uu geestay hadana waxaa lagu soo waramayaa in aan la ogeyn tirada qasaaro uu geystay in kastoo warar dheerad ay sheegayaan in tirada ay badan tahay. goobaha uu ka dhacay dhul gariirkan ayaa kal [...]
April 24th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »
wararkii cayaraha caalamka iyo kuwoodii ugu dambeeyay oo xiisa leh: John Terry kaptanka kooxda the blues Chelsea waa kaptan Terry ayaa sheegay in mudo dheer uu caafimaad qabay laakin macalin Benitez uusan diyaar u aheyn in uu ciyaarsiiyo. Terry ayaa ku qarxiyay macalin Benitez oo ku marmarsiyoonayay in Terry uusan caafimaad qabin sidaa darteedna uusan [...]
April 19th, 2013 | Posted in Cayaaraha | Read More »