Home » Layaabka You are browsing entries filed in “Layaabka”

Madaxweyne Mwai Kibaki oo arin yaab leh ku dhacday (Maxay tahay ?) +Daawo

February 17th, 2013 | Posted in Layaabka,Wararka | Read More »

Danwaco Ku nool London oo Guri kala Baxaday Canug yar oo Bilo jira(Daawo )

Dawaco magaaleed ku nool magaalada London ee wadanka Ingiriiska ayaa sida lagu soo waramay sheegaysa in ay ilmo yar oo bilo jiro intay guri ugu gashay hooyadii ilmahaan dhashay oo mashquul ku ah gurigeeda ay aragtay ilmihii oo ka maqan gaarigii lagu waday oo uu saarnaa. Hooyada ayaa markii ay ilmaheed bilaha jiray raadisay aragtay [...]

February 11th, 2013 | Posted in Layaabka,Wararka | Read More »

Haweney Dishay Canugeeda (Dawo Video)

Maxkamad ku taala dalkaas Ingiriiska ayaa waxaa lasheegay inay xukun xabsi daa’in ah ku xukuntey hooyo ku nool dalkaas Ingiriiska oo la sheegay inay si xun oo arxan daro ah ay u dishay oo ay gudha uga jartey  wiilkeeda yar oo ay dhashay ka dibna ay dab qabadsiisay wiilkaas yar oo ay gubtey iyadoo oo ka carootey marki [...]

January 9th, 2013 | Posted in Layaabka,Wararka | Read More »

Lamaane Aroos ah oo Hub Sita Mid kamid ah Layaabka Caalamka(Daaawo Sawiro)

Dukaan lagu iibiyo qoryaha dagaalka iyo xabadaha ayaa khidmadkiisa ku daray abaabulida aroosyada, iyadoo labada caruus la siinayo qoryo iyo rasaas ay ridaan waqtiga arooska, iyagoo bixinaaya lacag dhan seddex boqol oo dollarka Maraykanka ah ($300Us). Waxay xaq u leeyihiin inay helaan wadaad isu guuriyo labada caruus oo naftiisa huwan qori ama bastoolad iyo rasaas [...]

January 7th, 2013 | Posted in Layaabka,Wararka | Read More »

wax,yabaha mucjisoyinka alla ku cimri qado (Dawasho wacan )

December 28th, 2012 | Posted in Arrimaha bulshada,Layaabka | Read More »

Duuliye laysan la’aan lagu qabtay oo la xukumay.

Duuliye u dhashay wadanka Iswiidhan oo ay qabteen biliiska gaadiidka cirka ee  Nederland isagoo ka duuli lahaa gegida diyaaradaha ee magaalada Amsterdam ee Schiphol sannadkii 2010 ayaa waxaa lagu xukumay  16 beri oo xabsi ah iyo 4 kun Yuuro ganaax ah .NInkaan oo lagu sheegay in la yiraa magaciisa Thomas S oo 43 jir ah [...]

December 28th, 2012 | Posted in Layaabka,Wararka | Read More »

Haweeney jirta 109-sano oo u dabaaldegtey gabarnimadeedii mudo kusoo jirtay oo aan hoodi la oran(Daawo Sawirada)

Iyadoo ku faraxsan Clara Meadmore in ay wali tahay gabar aan hoodi la oran oo lugaheeda la kala qaadin (bikro) ayay u dabaaldegtey da’adii 109-aad bishan October, waxaana arintan ay shaaca ka qaaday sanakdii 2008-dii oo ay xiligaasi u dabaaldegay da’da 105 sano. Clara waxay sheegtey inaanay waligeed guursan ama aanay sameyn boodbood sariir iyadoo [...]

October 18th, 2012 | Posted in Layaabka,Wararka | Read More »

DAAWO SAWIRADA YAAB BADAN:Ciyaar kubada Dabka ah oo laga Ciyaaro mid kamid ah Dalalka Islaamka(Sawiro)

Dalka Indonesia oo ah dalka ku yaalo qaarada Asia ayaa leh caadooyin kala duwan, mid kamid ah caadooyinkaas waxaa ka mid ah iyagoo ku ciyaar qunbaha oo holcaya sidii ku bad oo kale taas ka dhageeso arin soo jiidasho u leh caalamka. Ciyaartan oo loogu magacdaray Kubada Dabka ayaa ah Qunbaha isaga oo holcaya lagu [...]

October 17th, 2012 | Posted in Layaabka,Wararka | Read More »

Ila qosol

October 15th, 2012 | Posted in Layaabka | Read More »

Hooyo ku dhibaataysan Sweden oo ka warantay qiso xanuun badan …(Akhriso)

Hooyo ku sugan dalka swedan qaasatan magalada Malmö aya lakulmay maalin anigo tareen saaran ayan ku dhex arkay iyado ku dhibaataysan tareenka dushiisa iyado ay wadatay 4 caruur oo aabo la,aan markii aan uso dhawaaday ayan waxan ka wareystay xalada ay ku sugantahay waxayna iigu sheegtay xaladeyda mid aad iyo aad u cakiran waayo hada [...]

September 6th, 2012 | Posted in Layaabka,Qormooyinka,Wararka | Read More »

Recently Commented