Ogeysiis-FSAN-GGDibrahim
Home » Wararka You are browsing entries filed in “Wararka”

Daawo”’Beesha habargidir oo Banaanbax ku muujisay in ay san taageersaneyn Al-shabaab.

Banaanbax Balaaran oo looga soo horjeeday kulan ay dhawaan ku yeesheen Xubno ka tirsan Beesha Habargidir  iyo Xarakada Al-shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay Degmadda Warta Nabadda ee Magaalada Muqdisho iyadoona ay banaabaxa ka soo qeyb galeen Madaxka soctay Maamulka G/Banaadir ,iyo Daweyne aad u tirabadan. Halkaan hoose ka daawo Warka oo dhan.

January 25th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Muxuu kalahadlay C/wali Gaas Xubnihii ka Socday Midowga yurub?+Swairo

Sabti Garowe, 25, 01, 2014. Madaxweynaha Dowladda goboleedka Puntland Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Madaxtooyada Puntland ee Garoowe wafdi ka socday Midowga Yurub uuna horkacayay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya u fadhiya Danjire, Michele Cervone. Madaxweyne ku-xigeenka Cabdixakin Cabdulaahi Cumar iyo agaasimayaasha madaxtooyada ayaa kala qaybgalay kulankan ay la socdeen dhanka […]

January 25th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Mareykanka”Imaamyo Masjid oo Heshiis Saxiixday+Sawiro

Muhiimada looga dan leeyahay midowgan oo lagu magacaabo (Iskaashiga Masaajidaha iyo Xarumaha Islaamka) ayaa lagu tilmaamay in ay tahay in ay masaajidda is caawiyaan oo si wada jir ah u wada xalliyaan dhibaatooyinka lasoo darsa,  waxay markiiba ku heshiiyeen in masaajidka Abu hureyrah la caawiyo. Iyagoo isku raacay in bishan daqliga soo gala Masaajidda gebi […]

January 25th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo”Turkiga oo Muqdisho ka hirgaliyey Iskuul lagu barto Manhajka Turkida.+Video

Dowladda Wadanka Turkiga oo siweyn u caawiso Dadka Soomaaliyeed ,ayaa waxaa markii ugu horeysay Ay ka furtay Soomaaliya School lagu barto afka Turkiga iyo Manhajkooda  kaasi oo ay dhigtaan Caruur badan oo Soomaali ah ,taasina waxa ay muujineysaa sida Turkiga iyo Soomaali ay is ku dhexgalayaan. SchooL kaan, ayaa waxaa lagu magacaabaa Bedir waxaana horey […]

January 24th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Dhageyso ”Al-shabaab oo si ku lul Ugu hadashay Ku biirista Ciidanka Ethiopia ee AMISOM.

iyadoo dhawaan lagu soo daray Ciidamada Ethiopia Ciidanka AMISOM ,ayaa waxaa siweyn ugu hadashay arinkaasi Kooxda Al-shabaab iyadoona ay shabaabna ay sheegtay in ay markii hore sii ogayeen in Arinka uu saas u dhacaayo islamrkaasina Ethiopia la siyey Gobolo Qaar. Afhayeenka Al-Shabaab Cali Maxamud Raage( Cali dhere )oo la hadlaayey Warbaahinta Taageerta Al-Shabaab ,ayaa waxaa […]

January 24th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo khudbadihii laga jeediyey Xafladii Caleemasaarka ee Madaxweynaha Puntland+Video

Waxaa soo idlaatay Xafladdii caleemo-saarka wejiga koowaad ee lagu caleemo-saarayay hoggaanka cusub ee Dowladda Puntland, waxaana ay xafladdu ka dhacday Xarunta Cilmi baarista Puntland ee PDRC. Masuuliyiin kala duwan ayaa xafladda ka soo qaybgalay kuwaas oo ka kala socda maamulada dalka ka jira sida Jubbaland, Galmudug, Ximan iyo Xeeb sidoo kale waxaa ka soo qaybgalay […]

January 24th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Dhageyso”’Tarsan ” Hawiye dhulka uu dego waa in uu ootaa Cadowga Godane ugu horeeyana is ka dhiciyaa.

Duqa Maagaaladda Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo shalay ka hadlaayey kulan ay Beesha Hawiye ku yesheen Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Wadanka Soomaaliya ,ayaa waxaa uu ka hadlay Arimo badan oo ku saabsan Xaalka Soomaaliya . (Tarsan )Mar uu ka hadlaayey Nidaamka Federlaaka iyo Beesha hawiye wax ay ka yeleyso. Tarsan oo marka uu hadlaayo […]

January 24th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Ahlusunah oo soo dhaweysay ku biiritaanka ciidanka Ethiopia AMISOM.

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa soo dhoweeyay ballaarinta howl galka Amisom ee Soomaaliya iyo ku biiritaankii Ciidamada Itoobiya ee lagu biiriyay howl galka midowga Afrika ee AMISOM. Bayaan ka soo baxay maanta oo jimco ah Golaha sare Culumaa’udiika Ahlusuna ayaa ku tilmaamay ballaarinta ciidamada Amisom, mid xoojineysa dagaalka ka dhanka ah kooxda al-shabaab. “Goluhu wuxuu soo dhoweynayaa […]

January 24th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo Xafladda Caleema Saarka Madaxweynaha Pntland.

Masuuliyiin kala duwan ayaa xafladda ka soo qaybgalay kuwaas oo ka kala socda maamulada dalka ka jira sida Jubbaland, Galmudug, Ximan iyo Xeeb sidoo kale waxaa ka soo qaybgalay masuuliyiin ka socota dalalka dersika Itoobiya, Jabuuti, Kenya. Dhanka beesha caalamka ayaa si weyn munaasabadda uga soo qaybgalay waxaana ku sugan hoolka caleema sarka Safiiro ka […]

January 24th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Shirweynaha Beesha Hawiye ee is cafinta iyo ayaayo ka talinta oo Muqdisho ka Furmay.+Video

Shriweynaha Beesha Hawiye ee loo bixiyey Iscafinta iyo ayaayo ka talinta ,ayaa waxaa uu ka furmay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Wadanka Soomaaliya iyadoo shirweynahaasi ay ka sooqeybgaleen Xubno ka socday labada golle ee Dowladda Soomaaliya. Shirka ,ayaa waxaa diirada lagu saareeyey sidii Beesha Hawiye ay Maamul Goboleedyo ugu sameyn la heed Gobolada ay beesha Degto […]

January 23rd, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Recently Commented